Akhriso: Hanaanka loo marayo xulashada Agaasimayaasha Guud ee Hirshabeelle

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo bandhigay macluumaadka la xiriira hanaanka loo marayo xulashada Agaasimayaasha Guud ee Hirshabeelle iyo habka loo buuxinayo warqadaha Foomka.

Hanaankan xulashada Agaasimayaasha Guud ee Hirshabeelle ayaa mid ku imaan doonto aqoon iyo hufnaan.

Halkan hoose ka akhriso tilmaamayaashan:

Hanaanka Xulashada Agaasimayaasha Guud

Job Application Form (1)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*