DEG DEG + SAWIRRO: Guddoomiye Jawaari oo si rasmi ah ugu dhawaaqay Is-casilaadiisa, Sheegayna in…

Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka iska casilay xilka guddoominta Baarlamaanka.

Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawari) ayaa khudbad uu hadda ka jeedinayo ku xaqiijiyey inuu xilkaasi uga tanaasulay danta Qaranka iyo inuu ka roonaaday kuwii loolanka kula jiray.

Wuxuu faahfaahin ka bixinayaa waxqabadkii Baarlamaanka, waayaha la soo maray iyo xaalada hortaalla dowladda Soomaaliya, waxaana khudbadiisa oo dheer ay iminka ka socotaa xarunta Baarlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*