Deg deg 😭:- Najmo nashaad oo hospital loola caray iyo cawaale oo ah ninkii horay uqabay oo arin layaab leh kusameyaya sheegayna sir culus inuu hayo

Deg deg 😭:- Najmo nashaad oo hospital loola caray iyo cawaale  oo ah ninkii horay uqabay oo arin layaab leh kusameyaya sheegayna sir culus  inuu hayo

Najmo nashaad iyo caawale ayaa horaanti bishii maarso (march) furiinkoodu kadhacay caasimada somaliland
Arintanilaa hada sababay kala tagooda lama ogaan . tilaabadan ayaa fajac iyo amakaag kureebtay bulshada somaliyeed. Youtuberada qaar iyo dadka falanqeeyo arimaha dadka caanka ka ah baraha bulshada ee somaalida ayaa kusaleeyay furiinkan degdega inuu salka kuhayo asturnaan la aanta Najmo nashaad.

Warar isasoo tarayo ayaa sheegay kadib arooski najma aay lagashay bashiir hanuuniye. In ay qarow iyo sasitaan ay kabixi laadahy. Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonan karo ayaa inoo cadeeyay habeenki talaadada hospitalka loola carary kadib markii ay neefta kudhagtay ayna qarowday.

Ehelka najmo nashaad ayaa warbaahinada usheegay in caawale oo ahaa ninkii horay uqabay najmo uu sixir usoo adeegaaday waxeyna carabka mariyeen in dugsi quraan lageeyn doono maalmahan soo socdo halkaas quraan lagu saari doono. Najmo ayaa aheyd gabadh aah farxaani u. Ah oo bulshada magac iyo muuqbo kuleh.

Dhanka kale wxaa jiro warar sheegayo in bashiir hanuuniur hanjabaad uu umariyay baraha bulshada kadib markii xaaskiisa cusub ay kusastay habeeno badan . balse arintan ayaa ilaa hatan cadeyn loo heynin hasayeeshe waxii kasoo kordhaa waxan idiin soo marin doona halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security