Degdeg:Najma Nashaad oo muuqaal anshax xumo laga duubay, sir badan na laga shaaciyay.

Degdeg:Najma Nashaad oo muuqaal anshax xumo laga duubay, sir badan na laga shaaciyay.

Dhawaan ayay ahayd kadib markii baraha bulshada lagu faafiyay meher been ah oo ay Najmo nashaad iyo Bashiir hanuuniye ku heshiiyeen.
Meherka prank-ga ayaa dhaliyay hadal-hayn aad u badan waxaana la shaaciyay in arrintan lagu maseyr siinayo Farxiyo fiska oo horay u ahayd xaaska bashiir hanuuniye.

Balse ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in Najmo lagu qasbay inay shaaciso meherka beenta ah.waxaana ogolaanshiyaha arrintan ee Najmo lala xiriirinayaa tikaato ku saleysan muuqaallo anshax xumo ah oo uu ka duubay Bashiir hanuuniye ayada oo carreysan.

Taageerayaasha Najmo nashaad ayaa sidoo kale ku eedeeyay Bashiir hanuuniye in uu sameeyay ficillo meel ka dhac ku ah fannaanada da’da yar.
Waxey barteeda ku shaaciyeen sida ay uga xun yihiin qaabka Bashiir uu ula dhaqmay Najmo.

Muuqaallada qaar ee laga duubay fanaanadda oo soconayay sekemo kooban ayaa lagu arkay maalinta jimcaha barta telegram, inkastoo durbadiiba shabakada telegram ay saartay kadib kolkii taageerayaasha fannaanada ay dacwoodeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security