Degdeg :- Wadaad sheegay arin layaab ah oo kusaabsan Najmo nashaad iyo cawale oo sir culus kashifay???

Degdeg :- Wadaad sheegay  arin layaab ah oo kusaabsan Najmo nashaad iyo cawale oo sir culus kashifay???

Najmo nashaad iyo caawale ayaa horaanti bishii maarso (march) xadhigoodi jaray. Waxa ilaa hada sababay kala tagooda lama ogaan . arintan ayaa fajac iyo amakaag kunoqotay bulshada somaliyeed. Youtuberada qaar iyo dadka falanqeeyo arimaha dadka caanka ka ah baraha bulshada ee somaalida ayaa kusaleeyay furiinkan degdega inuu salka kuhayo asturnaan la aanta Najmo nashaad.

Kadib maalmo dheer waxaa si lama filaan ah kusoo ifbaxay arooski Najmo iyo bashiir hanuuniye. Kaas oo kadhacay caasimada umada somaliyeed mogadisho. arooskan ayaa waxa sikala duwan uga hadlay somalida baraha bulshada isticmaasho oo arintii najmo horay ulasocotay.

Dhalinyarada ayaa aad uga faalooday arooskan kuna tilmaamay bashiir hanuuniye inuu yahay nin aad unasiib badan. Halka cawaale lagu tilmaamay badow miro farqaha kuwatay iska daadiyay. lamaanahan cusub ayaa dhaliilo kala duwan loo soo jeediyay waxana kamid ah in sheikh lagu magacaabo Ahmed Ali uu arooskan kusaleeyay in sixir udubihiisa yihiin oo gabadha najmo lagu magacaabo lasixray saasna ay bashiir hanuuniye ugu suurta gashay inuu guursado.

Dhanka kale caawa oo ah ninkii horay uqabay najmo nashaad ayaa asagan sheegay in ay kafurmin wali balse xaraan uu yahay arooskan cusub .. Ilaa haatan arintan lama xaqiijin balse ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in laga xunyahay lamaanahan nolsha kumidoobay

Leave a Reply

Your email address will not be published.

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security