Fashil:Naciimo jokar oo bannaanka keentay muuqaal sir oo ninkeedii hore ah.

Fashil:Naciimo jokar oo bannaanka keentay muuqaal sir oo ninkeedii hore ah.

Naciimo jokar ayaa ku shaacisay muuqaal ay barteeda snapchat soo gelisay siro mucjiso ah oo ay ka heysay seygeedii hore,Feysal xawaase.waxay iska soo duubtay hees ay si xun ugu bahdishay Feysal.waxayna muuqaalka ku shaacisay inay asaga ka reysatay ayna heshay nolosheeda iftiinkeeda.

Muuqaal kan ayaa dhaliyay hadalheyn aad u badan kadib markii Naciimo ay heesta dad badan kula wadaagtay qaar kamid ah sirihii Feysal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Naciimo

https://youtube.com/shorts/GYKTe_cob8g?feature=share

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security