Inalilah mama malyuun oo Dil toogasho ka badbaaday magalada muqdisho iyado safar ku tagtay iyo dadkii ka dambeyay

Inalilah mama malyuun oo Dil toogasho ka badbaaday magalada muqdisho iyado safar ku tagtay iyo dadkii ka dambeyay

Mama malyuun waa mamo ku caan baxday iney falanqeeso dadka waxey Soo dhigaan baraha bulshada waxey hada markii ugu dambesay ku sugneed magalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya maalmihii ugu dambeyay iyada iyo dahir alasow ayàa ayaa khadka iska aflagadeen jiray iyagoo is dhaafsaday muuqalo Lagu Soo bandhigayo qof kaste iyo xumaantisa

Mama malyuun waxey baraha bulshada KU qabsatay qaab foolxun iyadoo jirkeda qaawin jirtay barteda you tuberka Soo fariisan jirtay iyadoo qaawan oo dhar xirneen Somalida ayaa said ula yaabtay falka xun sameeso islaantan wayn ee 60ka sano jirta mudo kadib ayey KU dhawaaqday iney joojisay iney is qaawiso oo illahay u toobo keento

Xog hoose oo helnay ayaa sheegaya iney mama malyuun u safartay magalada muqdisho halkaas sifiican loogu Soo dhaweeyay koox hubeesan ayaa gurigeda kusoo weeraray mama malyuun iyadoo laysku dayay in la toogto ayey ka badbaadiyeen kuwa ilaaliya guriga waxeyna ka baxday guriga dariishadisa warar lagu kalsoonan Karo ayaa sheegaya iney hada ku sugantahay stationka boliska

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security