Naxdin: subxanallah kiin jaamac oo cudur halis ah laga helay

Naxdin: subxanallah kiin jaamac oo cudur halis ah laga helay

Kiin jaamac waxey ka mid tahay fanaaniinta lagu jeclyahay somalida dhexdeda waxey Soo shaac baxday sanadihii ugu dambeyay iyadoo ku guuleesatay xidigta ugu wnagasan fanaaniinta dumarka labo jeer kiin jaamac ayaa ku nool dalka dibadisa mudo dheer ka maqan dalkena Somalia

Waxey ku caaan tahay cod macaan iyo qoob ka ciyaaar heeseheda said looga xiseya dhamaan degaanada Somalida kiin jaamac ayaa Soo gaadhay fanka 2016kii iyadoo Soo caan baxday 2017 waxey kusoo baxday heestii guled simpa Isla qaadeen

 

ila hoose ayaa sheegaya in fanaanada la xanuunsantahay cudurka corrona virus maalihi ugu dambeyay iyadoo hada ku sugan hospitalka said ugu xanuunsan xog hoose ayaaa sheegaya in xalay ilaaa maanta roontahay lkn wali uusan xanuunka ka tagin wixii war dambe halkan kala soco
Aaan u duceeno wllsheen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security