Naxdin:Qamar suugaani oo oohin afka furtay kadib hadallo aad u xun oo hawada loo mariyay.

Naxdin:Qamar suugaani oo oohin afka furtay kadib hadallo aad u xun oo hawada loo mariyay.

Qamar suugaani ayaa si xun uga cadhooday hadallo xanaf leh oo hawada ay usoo mariyeen qaar kamid ah bulshada ku xiran bartiisa instagram.
hadallada xanafta leh ayaa yimid kadib markii xaaskiisii hore ugbaad aragsan ay soo bandhigtay uur ay u qaadday Ilyaas Idris.

Qamar ayaa bartiisa instagram kusoo bandhigay qoraal uu kaga codsanayo taageerayaashiisa in aysan ku dacaayadeyn ilma la’aanta heysa.waxa uu sheegay in ilaahay uu yahay midka ilmaha bixiya,uuna aad uga xun yahay in lagu dhaleeceeyo wax uusan asaga gacanta ku heyn

Dhanka kale Ugbaad aragsan, ayaa hawada u marisay seygeedii hore ereyo xanaf leh kuwaasi oo loo badinayo in fannaanka uu go’aansado in asxaabtiisa usoo bandhigo dhibta heysata.

Qaar kamid ah bulshada soomaaliyeed, ayaa Qamar ku xanta in uu yahay madhaleys,hablaha qaarna ay iska ilaaliyaan inay xiriir la sameeyaan.waa markii ugu horreysay uu fannaan soomaaliyeed uu bartiisa kusoo bandhigo noloshiisa dhabta ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security