Deg deg 😭. Happy ahmed oo gabadh caan ka ah tiktok oo lola cararay xarun cafimaad kadib markii arin weyn ay lakulantay.

Deg deg 😭. Happy ahmed oo gabadh caan ka ah tiktok oo lola cararay xarun cafimaad kadib markii arin weyn ay lakulantay.

Happy ahmeds oo ah gabadh aalada tiktok caan ka ah dhawaan booqasho iyo dalxiis kujoogtay dalka Ethiopia gaar ahaan degaanka somalida ayaa arin layaab leh lakulantay kadib koox mucaaradkeeda markey kaxidheen tiktok

Gabadhan ayaa aalada tiktok shacbiyad weyn kudhax leh qiyaas ahaan 1.1M oo qof ayaa kuxiran barteeda tiktok safar damashaadkiisa wato markii aay ugu baxda dalka Ethiopia ayaa fariimo hanjabaad ah kala kulmeysay dad baraha bulshada caan ka ah kuwaas oo aan wali magacooda labaahin.

Qaraabada gabadhan ee kusugan dalka Ethiopia ayaa inoo sheegay in walwal iyo walbahaar weyn soo foodaaaray kadib markii xaaladan lama filaanka ay lakulantay. Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonan karo ayaa inoo sheegay in gabadhan iyo gabadh kale oo lagu magacaabo sumayo qurux ay iskumaalin laga xiray aaladoodi tiktok balse ilaa haatan farsamo dib usoo celin ah ay kusocoto.

Shacbiyada kuxiran ayaa buuq dhaliyay waxeyna sheegeen in ay garab istaaganyihiin gabadhan xaal kasto oo soo wajaho. Xaalka happy ayaa ilaa hataan dhakhaatiir latacaaleysaa ayadoo maskax dajis loo sameynayo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security