Subxanallah: Gabadh somali ah oo soo bandhigtay arin ay waligeed kuhamin jirtay in uu urumoobay! mxaa kajiro in ay kubiirtay sameynta muqaalo anshax xumo ah?

Subxanallah: Gabadh somali ah oo soo bandhigtay arin ay waligeed kuhamin jirtay in uu urumoobay! mxaa kajiro in ay kubiirtay sameynta muqaalo anshax xumo ah?

Dhawaantii bishii lasoo dhaafay ayaa aad baraha bulshada laisla dhexmarayay in queen qaawan ay kubiirtay shirkada sameyso aflaanta xun.

Arinkan ayaa somali badan amakaag ku abuuray waloow wali aan la arag qof somali ah oo waligiis kubiiray shirkada balse queen qaawan ayaa kusheegtay muqaal ay barteeda tiktok soo dhigtay in ay sii wadi doonto wax kaste oo ayada farxad galinayo .

Ilaa hada lama xaqiinjin sababta kukalifay in queen qaawan kubiirto shirkadan dhaqanka xun . hasayeeshe aabo somaliyeed oo arinkan maqlay ayaa si qurux badam uga waniyay gabadhan  waxuuna kudhiirigaliyay in ay bal 40 baro salaada si xariir ah  iskugu xijiso markaasna ay hanuuni doonto.

Queen ayaa muqaal ay odaygan ugu jawaabeyso kusheegtay inuu yahay oday aan nolsha waxbo kalasocon halka ninka caanka ah ee kumagac dheer johny sinns ay aad amaan ula dul dhacday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security