Xaaskiii qamar suugani oo oohin afka furatay kadib markii ninkeda qamar suugani lagu dhag hadlay iyo sir culus

Xaaskiii qamar suugani oo oohin afka furatay kadib markii ninkeda qamar suugani lagu dhag hadlay iyo sir culus

Qamar suugani iyo xaaskisii hore ugbaad aragsan ayaa maalmihii ugu dambeyay baraha bulshada qabsaday Ugbaad aragsan oo baraha bulshada KU shaacisay aflagaado iyo dhago hadal oo barteeda Facebook soo dhigtay erayada dhahday waxaa ka mid ah qamar suugani inuu yahay nin madhalees ah oo waligiis uu dhalin

Hadalkan ayey dhahday markey uur u yeelatay ninkeda cusub ilyaas warar lagu kalsoonan Karo ayaa sheegaya inuu ninkeda wax ka ogyahay dhibaatada lagu hayo alfanaan qamar suugani walipa uu ku taageeerayo xaaskisa Ugbaad aragsan bulshada Somaliyeed ayaa said uga xanaaqday dhago hadalka lagu leeyahay maalin kaste fanaanka Somaliyeed ee qamar suugani

Xog hoose ayaa sheegysa iney xaaskisa cusub ee nasiin sooraan Soo gashay dagaalka oo rabta iney garab siiso ninkeda qamar suugani waxey tilmaamtay inuu ninkeda yahay ninka aduunka ugu qaalisan
Nasiin sooraan ayaa hadalo kulul hawada u marisay Ugbaad aragsan iyadoo isticmalaysa talefankoda gacanta uguna hanjabtay iney imaani doono Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security