XOG SIR AH: Ck oo calaacal afka furtay sheegayna sir culus oo uu qarinaayay iyo riyo xun oo asaga kusaabsan oo uu…….

XOG SIR AH: Ck oo calaacal afka furtay sheegayna sir culus oo uu qarinaayay iyo riyo xun oo asaga kusaabsan oo uu…….

Dhawaantii bisha janaayo ayeey aheyd markii uu dagaalka afka ah iskula baxeen shiine culay iyo Ayuub karlo markii uu si wada jir ah uu kula karbaashay hees uu lil baliil soo saaray

Hasa yeesha Ck ayaa hablaha somaaliyeed kuwooda caanka ugafay oo arin aan horay loo maqal mise fanku shuqul kulaheyn kula kaca, soo ifbixii heesta ayaa ku dhalisay caro inta wali dhiig somaaliyeed kudambeyso halkaas caro, aflagaado iyo habaarka lagu tuuray labadan fanaan

Ilo xog ogaal ah ayaa inoo soo gudbiyay oo inala wadaagay in king Ck uu views la aan baahsan qabsatay saasna uu kurabay in asaga  lahadal hayo oo youtubeka ushidnaado balse taasi ma ay dhicin oo waxaa lasoo sheegay in walbahaar iyo qaraw badan uu kufurmay sababtoo ah waxa uu bilaabay in uu si jeesjees ah ucaayo naaski uu soo jaqay, karbaash iyo aflagaadana ugeesto hablaha somaaliyeed.

Sheikh rusheeye yare oo sir qarsoon daaha ka qaaday ayaa sheegaya in Ck uu soo wacay xili fiid ah habeenki  Axada uuna codsi udirsaday sheikha si uu online ahaan ugu saaro quraan ruqya ah. Sheikha ayaa daaha ka qaaday in uu King CK lakulmay qaraw kuna qarwo gabdhaha somaliyeed oo dilaayaan iyo isaga oo dabaq ay kasoo tuureen.

Tani ayaa noqoneyso dhacdo cashir laga qaato mar dambana ay kudeg degin fanaan somaali in uu gabdhaha hees kusoo karbaasho mise ku aflaagaadeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *