Xog weyn: king Ck oo la fashilay kadib markii Mss world uu kudalbaday arin aad u foolxun

Xog weyn: king Ck oo la fashilay kadib markii Mss world uu kudalbaday arin aad u foolxun

Waxay ay ahyd dhawaan markii king ck uu si dhuumaleysi ah kugalay dalka America halkaas uu haatan kujoogo si dhuumaleysi ah. Kaligii ma ahan dadka saas oo kale kugalay balse dad badan oo baraha bulshada caan ka ah sida mss world iyo Ayub karlo

Kooxdan dhalinayarada ee ubadan iskaabulada ayaa hal meel ka dagay dalka America si ay isku waheshadaan oo dadka iskaga eegtaan dhalinyaradan ayaa kala ah ayuub karlo, mss world, Adnan model iyo king Ck. Sida la sheegay dhalinyaradan ayaa si wanagsn kuwada dagana oo Akoontada baraha bulshada ay kuleeyihii. Iska kala kacsan jiray balse intaas kadib wax kaste waa ay isbadaleen.

King Ck oo iskaabulo isku tuntay ayaa dheyladan yar ee mss world kukeen keenay oo waxey sheegayaan dadka aad ugu dhow dhow mss world in uu kudhahay youtube baan kula kala kicin ee aan kula seexdo halkaas oo mss worldna ay jaanis ay kufadeexeyso ay ka heshay oo ninkii ck ahaa ay ka shiftay

Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonan karo ayaa inoo sheegayo in king ck uu cararay kadib markii Mss world reerkooda oo minnessota kunool ay damceen in ay dacweeyaan halkaas oo king ck uu kumudan karo labo cinqaabo oo kala ah in dalka laga masaa furiyo iyo in xabsi isku day kufsi ah la dhigo mudo sannado ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *