King ck oo Soo bandhigay jacelkisa cusub ee farxiya turki iyo sir badan uu ka fashilay xaaskisii hore ee manaal beeldaajiye

King ck oo Soo bandhigay jacelkisa cusub ee farxiya turki iyo sir badan uu ka fashilay xaaskisii hore ee manaal beeldaajiye

Manaal beeldaajiye iyo ck waxey ahaayeen lamaane said isku jacel oo baraha bulshada laga yaqaano waxey wada joogeen mudo Yar iyagoo Soo wada jilay muqaalo romantic ah sida lawada ogyahay ck wuxuu Soo caan bixiyay xaaskisii hore manaal beeldaajiye sir hoose oo helnay ayaa sheegaya sababta ugu wayn u kala tageen iney tahay is af garanwaa dhanka dhaqanka iyo dabeecada

Ck ayaa xaqiijiyay iney manaal beeldaajiye aheed qof naxaris laheen oo sida ay rabto ayey ila dhaqmi jirtay warar lagu kalsoonan Karo ayaa sheegay ck inuu Soo bandhigay xaaskisa cusub ee farxiya turki bartisa Facebook ayuu kusoo shaaciyay ck inuu jacelyahay farxiya turki Mar dhow guursan rabo waxaa kale uu sheegay inuu bartisa you tubeka kasoo sheegi doono farxiya turki iyo ck waxey is yaqaanan mudo dheer waxey wax kusoo wada barteen isku iskuul

Jacelka labada qof ka dhaxeeya ma ahan iney baraha bulshada Soo dhigaan lakiin ck ayaaa shaaciyay inuu xaaskisa cusub farxiya turki uusan u ogalaanaynin iney Soo gasho you tube ama Facebook oo kasoo dhex hadasho jacelku ma ahan in baraha bulshada lasoo wada fariisto ee jacelka dhabta ah waa Kan gurigaga dhexdisa lagugu maamulo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security