SubxanaAllah😭: Hakuul iyo boqorada oo lagu cabsi galiyay muqaal sir ah iyo wadaad kuriyooday boqorado hargeysa arin layaab leh oo lagu sameeyay?..

SubxanaAllah😭: Hakuul iyo boqorada oo lagu cabsi galiyay muqaal sir ah iyo wadaad kuriyooday boqorado hargeysa arin layaab leh oo lagu sameeyay?..

Dhawaantii bishan ayeey aheyd markii lamaanahan ay jaceylkoodi hirgalay waxaana aad loogu baahiyay baraha bulashada. Arooskan ayaa noqday mid aa loo hadal hayay oo dada sikala duwan ay ufalanqeeyeen

 

Hakuul oo ah wiil dhalinyaro oo kasoo jeedo jamhuuriyada madax banaanida sheegatay ee somaliland ayaa jaceyl kaladul dhacay gabadha baraha bulshada aad looga yaqaano ee lagu magacaabo boqorada style-ka ( maria)

 

In badan oo ay kuwada hasaawayeen baraha bulashada ugu dambeyntii si lamafilaan ah ugusuuragaly ineey gurtaan mirihii jaceylkooda.

 

Xog hoose oo aan kahelnay ila xog ogaal ah oo lagu kalsoonan karo ayaa inoo sheegay in gabadha lagu magacaabo boqorada style-ka ay horaantii janaayo kulan layeelatay hakuul balse arintan markii aay maqashay weey iska beenisay.

 

Hakuul oo ah haatan ninka qabo maria ayaa kusaleyay arintan mid waxbo kama jiraan ah. Waxaa kaloo uu carabka kudhuftay dad kasoo horjeedo guusha uu guuray in ay jiraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security