Xaaskiii hore ee ck Soo bandhigtay sawirka jacelkeda cusub iyo king ck oo arin halis ah fashilay

Xaaskiii hore ee ck Soo bandhigtay sawirka jacelkeda cusub iyo king ck oo arin halis ah fashilay

Ck waa nin you tuber ah fanaan Somaliyeed ah wuxu kusoo caan baxay you tubekisa isagoo ka falcelin jiray heesaha markii dambe kusoo biiray fanaanimada isagoo heeso badan Soo qaaday ck iyo xaaskisa manal beeldaajiye ayaa kala tagay bishii lasoo dhaafay iyagoo khilaaf dhex maray halkaas calafkodii kusoo dhamaaday

Wakhti Yar kadib ayey xaaskiii hore ck Soo bandhigtay jacelkeda cusub wiilkan aaad sawirkisa halkan uga jeedan waxey sheegtay inuu xiriir la sameeyay intey guursanin ck oo uu rabay inuu arooso lkn way u suurto gali waysay calafka Uma qorin
Nasiib wanaag waxey guursatay ck

Ck ayaa sheegay iney manaal beeldaajiye tahay qof xun oo dabeecad laheen nolosha ku adkaanayso qofkii rabo inuu la noolaado wax yaabah ay dhaqanka u leedahay waxaa ka mid ah iney jaceshahay maanta dhan iney suuqo joogto ama ay meelahaas bilaa micno iska joogto ck ayaaa arimahaas usoo bandhigay ninka cusub guursan raba manaal beeldaajiye xaaskiii hore ck

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

x Logo: Shield Security
This Site Is Protected By
Shield Security